IMF “Soomaaliya waxay u dhaqaaqday hannaanka dhameystirka dayn cafinta”

Hey’adda lacagta adduunka ayaa sheegtay in Soomaaliya ay gaartay hal abuurka deymaha looga cafinayo wadamada faqriga ama waxa loo yaqaano barta go’aan qaadasha dayn cafinta. Soomaaliya waa waddanka 37aad oo gaara heerkaan dayn cafinta, waxaana ay ku timid dadaal dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku bixisay dib u habeynta hey’adaha maaliyadda dalka. Qoraalka ayaa lagu yiri … Continue reading IMF “Soomaaliya waxay u dhaqaaqday hannaanka dhameystirka dayn cafinta”